
Live Classes
Casharo si toos ah u baxa

24/7 Support
Hel caawinaad joogta ah

Offline Lessons
Casharo xilli walbo daawan kartid

Special Offers
Qiima dhimisyo aan sameyno
Our Services

6-Month Live English Class for Beginners
Waa fasal soconaya 6 bilood, kuna habboon qof kasta oo bilaabaya barashada luqada Ingiriisiga.
Fursadu way xadidan tahay — 100 arday oo keliya! ayaan u baahanahay, Ka mid noqo hadda!
- 30/100 Students Registered
- From Zero To Advanced
- 6-Month Live Class
- Listening
- Reading
- Writing
- Speaking
Qidmada 6 da bilood: $500 Hadda $150

6-Month Live English Grammar Class
Waa fasal soconaya 6 bilood, kuna habboon qof kasta oo bilaabaya barashada naxwaha Ingiriiska.
Fursadu way xadidan tahay — 100 arday oo keliya! ayaan u baahanahay, Ka mid noqo hadda!
- 20/100 Students Registered
- From Advanced to Professional level
- 6-Month Live Class
- Eight parts of speech
- All 12 English Tenses
- All other things
Qidmada 6 da bilood: $550 Hadda $130

6-Month Live Arabic Class for Beginners
Waa fasal soconaya 6 bilood, kuna habboon qof kasta oo bilaabaya barashada luqada Carabiga.
Fursadu way xadidan tahay — 50 arday oo keliya! ayaan u baahanahay, Ka mid noqo hadda!
- 20/50 Students Registered
- From Zero To Advanced
- 6-Month Live Class
- Listening
- Reading
- Writing
- Speaking
Qidmada 6 da bilood: $600 Hadda $170

1-Month English Practice with teacher
1 bil – Maalin kasta waxaad wada hadal Ingiriis ah la yeelan doontaa macallinka.
- 30 minutes practice @day
- Speaking problem solved
- Broken English Solved
- Real-time Interaction
- Speak like a pro
- Speaking
Qiimaha adeegga: $100 Hadda $30
LATEST POSTS
What do Our Studen Say
Testimonials
Here is Student reviews
FAQs
Suaalaha soo noq-noqday! Halkan ka hel jawaabaha aad Rabtid
1. Waa maxay Live Classes?
Live Classes (Casharrada tooska ah) waa casharo ku baxa Zoom Live.
2. Waa maxay farqiga u dhexeeya koorsooyinka iyo casharrada tooska ah (Live Classes)?
Koorsooyinka waa kuwo horay loo sii duubay, halka casharrada tooska ahna (Live Classes) ay yihiin kuwo si live ah u baxa.
3. Waa maxay faa'iidooyinka casharrada tooska ah (Live Classes)?
✓ Waxaad awoodi doontaa inaad si fool-ka-fool ah ula socoto macallinka. Taasi waxay kuu sahlaysaa inaad si toos ah u waydiiso su’aalahaaga, isla markaana aad si degdeg ah uga hesho jawaabo.
✓ Live classes Waxaad ka heli doontaa in macalinka uu ku la socdo Step by Step socdaal kaga barashada luqadaha.
✓ Waxaad awoodi doontaa inaad si joogto ah oo nidaamsan u baratid casharrada.
✓ Waxaad wax la baran doontaa ardayda kale, taasoo kuu sahlaysa inaad fikradaha wadaagtaan oo aad noqotaan bulsho isku xiran.
✓ Si qoto dheer ayaad casharada u fahmi doontaa.
4. Carruurtaydu Live classes wax ma ku baran karaan?
Dabcan Haa, Weliba Caruurta waxay u baahanyihiin kor meer jogta ah.
5. Casharrada tooska ah (Live Classes) Waqtigee ayay bilaabmaan?
Sabtida ilaa Khamiista 7:00 P.M EAT. Haddii aad rabto wakhti kale, waan ka wada hadli karnaa.
6. Fasalka hadii uu idhaafo maxaan sameeyaa?
Ha ka welwelin taas, Casharrada dib ayaad u daawan kartaa.
7. Sidee ku bixin karaa Qiimaha fasalka?
Dhawr qaab oo kala duwan ayaad ku bixin kartaa lacagta fasalka, sida EVC, Sahal, Bank, Credit card iwm.
8. Shahaado ma helayaa haddaan fasalka dhameeyo?
Haa wad helaysa, Hadi ad dhamayso fasalka dhan waxad heli doonta shahaado ay ku qorantahay in ad dhamaysay dhamaan course-yada u ka koobanyahay fasalka.
9. Shahaadada Lacag miyaa?
May, shahaadada waxay raacsantahay khidmada ad fasalka ku biiritaankiisa ku bixisay.
10. Ma ku daawan karaa fasalka talefankayga gacanta?
Haa, dhamaan waxaad ku daawan kartaa taleefankaaga gacanta ama kambuyuutarkaaga.
About Us
The #1 Language Learning Platform for the Somali Community.
Hoyga casharada tooska ah, Barashada Luuqada English, Carabi iyo kuwo kale.
Kaalay Wax Baro oo Guulayso.
Welcome to your future of learning and success!
Our platform is specially designed for Somali learners who want to grow, improve, and achieve more.
- Experienced teachers
- Mobile-friendly learning
- Flexible study time
- 24/7 Support
- Proven success for Somali students around the world
