About Us
About Us
The #1 Language Learning Platform for the Somali Community.
Hoyga casharada tooska ah, Barashada Luuqada English, Carabi iyo kuwo kale.
Kaalay Wax Baro oo Guulayso.
Welcome to your future of learning and success!
Our platform is specially designed for Somali learners who want to grow, improve, and achieve more.
✅ Learn English – Build your vocabulary, speak confidently, and write like a pro.
✅ Study Arabic – Understand the language of the Qur’an with ease and clarity.
✅ Do Practice – Practice speaking with the teacher.
✅ Speak Swahili – Communicate across East Africa and explore new opportunities.
We offer simple, step-by-step lessons you can access anytime, anywhere.
Whether you’re a student, parent, or professional — we’ve got something for you.
- Experienced teachers
- Mobile-friendly learning
- Flexible study time
- 24/7 Support
- Proven success for Somali students around the world

Kaalay wax baro oo guulayso — Your journey starts here!
Join today and start learning with confidence.
What do Our Studen Say
Testimonials
Here is Student reviews
FAQs
Suaalaha soo noq-noqday! Halkan ka hel jawaabaha aad Rabtid
1. Waa maxay Live Classes?
Live Classes (Casharrada tooska ah) waa casharo ku baxa Zoom Live.
2. Waa maxay farqiga u dhexeeya koorsooyinka iyo casharrada tooska ah (Live Classes)?
Koorsooyinka waa kuwo horay loo sii duubay, halka casharrada tooska ahna (Live Classes) ay yihiin kuwo si live ah u baxa.
3. Waa maxay faa'iidooyinka casharrada tooska ah (Live Classes)?
✓ Waxaad awoodi doontaa inaad si fool-ka-fool ah ula socoto macallinka. Taasi waxay kuu sahlaysaa inaad si toos ah u waydiiso su’aalahaaga, isla markaana aad si degdeg ah uga hesho jawaabo.
✓ Live classes Waxaad ka heli doontaa in macalinka uu ku la socdo Step by Step socdaal kaga barashada luqadaha.
✓ Waxaad awoodi doontaa inaad si joogto ah oo nidaamsan u baratid casharrada.
✓ Waxaad wax la baran doontaa ardayda kale, taasoo kuu sahlaysa inaad fikradaha wadaagtaan oo aad noqotaan bulsho isku xiran.
✓ Si qoto dheer ayaad casharada u fahmi doontaa.
4. Carruurtaydu Live classes wax ma ku baran karaan?
Dabcan Haa, Weliba Caruurta waxay u baahanyihiin kor meer jogta ah.
5. Casharrada tooska ah (Live Classes) Waqtigee ayay bilaabmaan?
Sabtida ilaa Khamiista 7:00 P.M EAT. Haddii aad rabto wakhti kale, waan ka wada hadli karnaa.
6. Fasalka hadii uu idhaafo maxaan sameeyaa?
Ha ka welwelin taas, Casharrada dib ayaad u daawan kartaa.
7. Sidee ku bixin karaa Qiimaha fasalka?
Dhawr qaab oo kala duwan ayaad ku bixin kartaa lacagta fasalka, sida EVC, Sahal, Bank, Credit card iwm.
8. Shahaado ma helayaa haddaan fasalka dhameeyo?
Haa wad helaysa, Hadi ad dhamayso fasalka dhan waxad heli doonta shahaado ay ku qorantahay in ad dhamaysay dhamaan course-yada u ka koobanyahay fasalka.
9. Shahaadada Lacag miyaa?
May, shahaadada waxay raacsantahay khidmada ad fasalka ku biiritaankiisa ku bixisay.
10. Ma ku daawan karaa fasalka talefankayga gacanta?
Haa, dhamaan waxaad ku daawan kartaa taleefankaaga gacanta ama kambuyuutarkaaga.
