Common Questions & Answers in English – Somali Conversations

Introduction

Are you a beginner looking to improve your English or Somali conversation skills? 🤔 Whether you’re learning English or teaching Somali, these common everyday phrases will help you practice with confidence. Below you’ll find useful English-Somali translation dialogues that cover shopping, greetings, money, language, health, and more.

Basic English Questions & Somali Translations

1. How did you learn English?
Sidee ku baratay Ingiriisiga?
👉 I took a course.
👉 Waxaan qaatay koorso.

2. Is the price reasonable?
Qiimuhu ma yahay mid macquul ah?
👉 Yes, not expensive.
👉 Haa, qaali maaha.

3. How much is this dictionary?
Qaamuuskan waa imisa?
👉 It is 10 dollars.
👉 Waa 10 dollar.

4. Can I get a discount?
Ma heli karaa qiimo dhimis?
👉 Okay, pay 7 dollars.
👉 Hagaag, bixi 7 dollar.

5. Can I pay by card?
Ma ku bixin karaa kaar?
👉 Yes, madam.
👉 Haa, marwo.

Language & Communication

6. Do you speak other languages?
Luuqado kale ma ku hadashaa?
👉 Yes, I can speak Arabic.
👉 Haa, waan ku hadli karaa Carabi.

7. Do you also speak English?
Sidoo kale Ingiriis ma ku hadashaa?
👉 Yes, I can.
👉 Haa, waan ku hadli karaa.

8. Can you speak Somali?
Af-Soomaali ma ku hadli kartaa?
👉 Yes, but a little.
👉 Haa, laakiin in yar.

Somali Culture & General Questions

9. What is Somalia famous for?
Somaliya maxay caan ku tahay?
👉 Somali is famous for the beach.
👉 Soomaaliya waxay caan ku tahay xeebta.

10. How is your business?
Ganacsigaaga ka waran?
👉 Not bad.
👉 Ma xuma.

Money & Lending

11. Can you lend me $500?
$500 ma i amaahin kartaa?
👉 When will you bring it back?
👉 Goormaad soo celinaysaa?
👉 Tomorrow morning.
👉 Berri subax.

Transport & Objects

12. Do you know how to ride a bike?
Ma taqaanaa sida loo kaxeeyo baaskiil?
👉 Yes, I know.
👉 Haa, waan garanayaa.

13. Does this car belong to you?
Baabuurkan ma adigaa iska leh?
👉 Yes, it does.
👉 Haa, anigaa leh.

14. Can I try it?
Ma isku dayi karaa?
👉 Yes, of course.
👉 Haa, dabcan.

People & Feelings

15. Who is that person?
Waa kuma qofkaas?
👉 I don’t know.
👉 Ma garanayo.

16. Do you know anything about him?
Wax isaga ku saabsan ma taqaanaa?
👉 I know he’s from Bosaso.
👉 Waan ogahay inuu ka yimid Boosaaso.

17. What things do you hate?
Waa maxay waxyaabaha aad necebtahay?
👉 I hate corruption.
👉 Waxaan necbahay musuqmaasuqa.

Health & Sickness

18. Why didn’t you come to work yesterday?
Shalay maxaad u iman wayday shaqada?
👉 Because I was sick.
👉 Sababtoo ah waan xanuunsanaa.

19. What happened to you?
Maxaa kugu dhacay?
👉 I had a stomachache.
👉 Calool xanuun baa igu dhacay.

20. Did you go to the hospital?
Isbitaal ma tagtay?
👉 Yes, I have gone.
👉 Haa, waan tagay.

21. Why don’t you see a doctor?
Maxaad u arki weyday dhakhtarka?
👉 I will see him today.
👉 Maanta ayaan arki doonaa.

22. Are you feeling better now?
Hadda ma roon tahay?
👉 Yes, I’m feeling better.
👉 Haa, waan roonahay.

Free Time & Hobbies

23. What will you do on Friday?
Maxaad samayn doontaa jimcaha?
👉 Probably, I will be at home.
👉 Malaha, waxaan joogi doonaa guriga.

24. Do you listen to music?
Muusik ma dhageysataa?
👉 Yes, I enjoy Somali songs.
👉 Haa, waan ka helaa heesaha Soomaalida.

School & Study

25. Did you do your homework?
Ma qabatay shaqada guriga?
👉 Yes, I did.
👉 Haa, waan sameeyay.

26. Were the questions easy?
Su’aalaha ma fududaayeen?
👉 Yes, they were easy.
👉 Haa, way fududaayeen.

27. Do you have a pen?
Qalin ma haysaa?
👉 Yes, here it is.
👉 Haa, waa kan.

YouTube & Social Media

28. Have you subscribed to my channel?
Kanaalkayga ma ku biirtay?
👉 Yes, I did!
👉 Haa, waan ku biiray!

Watch on You Tube

Conclusion

Whether you’re learning English or Somali, practicing real-life conversation questions and answers like these will help you become more fluent and confident. Use these phrases every day and share them with friends who are also learning!

👉 Subscribe to our blog for more English-Somali lessons
👉 Follow us on YouTube for free video tutorials
👉 Leave a comment: Which phrase was most useful to you?

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *