luqadda.com

Tababar dhamaystiran – Sida loo joojiyo Siigada iyo daawashada muuqalada xun xun

Categories: Self development
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Koorso-kan waxa uu si qoto dheer u faahfaahinayaa dhibaatada siigada iyo daawashada muuqaalada xun xun (Pornography), saamaynta ay ku leedahay nolosha, iyo sida loo joojiyo iyadoo la adeegsanayo cilmi, diin, iyo waayo-aragnimo dhab ah. Waxaa loogu talagalay dhalinyarada iyo dadka waaweyn ee raba inay naftooda xoreeyaan, helaan mustaqbal caafimaad qaba, iyo in ay dib u dhistaan kalsoonidooda iyo guulahooda nolosha.

What Will You Learn?

  • Fahamka dhibaatooyinka siigada iyo muuqaalada xun xun
  • Aragtida diinta Islaamka iyo cawaaqibta ruuxiga ah
  • Saamaynta maskaxeed iyo jir ahaaneed ee qabatinka (addiction)
  • Calaamadaha lagu garto qofka addict-ka ah
  • Khibrad dhab ah oo qof hore ugu dhacay dhibtan, una helay xalal
  • Tallaabooyin wax ku ool ah oo lagu joojin karo
  • Hababka lagu xakameeyo maskaxda iyo shucuurta (mindset training)
  • Sir qarsoon (The Hidden Secret) oo kaa caawinaysa inaad ka baxdo dhibaatada
  • Faa’iidooyinka iyo guusha aad heli doonto markaad joojiso
  • Sida loo dhiso mustaqbal nadiif ah, caafimaad iyo kalsooni leh

Course Content

Cutubka 1: Fahamka Dhibaatada

  • Hordhac – Maxaa loo baranayaa mowduucan?
    07:00
  • Dhibaatooyinka Siigada iyo daawashada muuqalada xun xun
    16:00

Cutubka 2: Aragtida Diinta Islaamka

Cutubka 3: Saamaynta qabatinka (addictive)

Cutubka 4: Khibrad iyo Waayo-aragnimadayda ‎

Cutubka 5: Sida Loo Joojiyo Siigada iyo daawashada muuqalada xun

Cutubka 6: Sirta qarsoon (The hidden Secret)

Guusha iyo Mustaqbalka Cusub