Carabi – Soomaali | 100 Most Common Phrases For Daily Use | Jumladaha Muhiimka ah

Introduction
This document contains 100 of the most common and essential Arabic phrases used in everyday conversations, along with their accurate Somali translations and phonetic Arabic pronunciation in Latin script. It is designed to support Somali-speaking learners of Arabic, helping them understand and communicate effectively in practical situations—whether traveling, studying, or living in Arabic-speaking countries.
Each phrase is formatted to make learning easier, with the Somali translation bolded for clarity and emphasis.
صباح الخير
(Sabah al-khayr)
Subax wanaagsan
مساء الخير
(Masa’ al-khayr)
Fiid wanaagsan
تصبح على خير
(Tusbih ala khayr)
Habeen wanaagsan
سعدت بلقائك
(Saeidt biliqayik)
Kulan wanaagsan
نعم
(Na’am)
Haa
لا
(La)
Maya
كيف حالك؟
(Kayfa haluka?)
Sidee tahay?
أنا بخير
(Ana bikhayr)
Waan fiicanahay
شكرًا
(Shukran)
Mahadsanid
مع السلامة
(Ma’a as-salama)
Nabad gelyo
هل تفهم؟
(Hal tafham?)
Ma fahantay?
لا أفهم
(La afham)
Ma fahmin
لا مشكلة
(La mushkila)
Dhib malahan
اتصل بي
(Ittasil bi)
I soo wac
لا تنسى
(La tansa)
Ha ilaawin
سأحاول
(Sa’uhawil)
Waan isku dayi doonaa
عمل جيد
(Amal jayyid)
Shaqo wanaagsan
هل أنت بخير؟
(Hal anta bikhayr?)
Ma fiicantahay?
نعم، أنا بخير
(Na‘am, ana bikhayr)
Haa, waan fiicanahay
أين أنت؟
(Ayna anta?)
Xaggee baad joogtaa?
أنا تائه
(Ana ta’ih)
Waan lumay
ماذا قلت؟
(Maadha qult?)
Maxaad tidhi?
أنا في المطار
(Ana fil-matar)
Waxaan joogaa garoonka diyaaradaha
أنا في الحافلة
(Ana fil-haafilah)
Waxaan saaranahay baska
لا تتأخر
(La tata’akhar)
Ha soo daahin
أسرع
(Asri‘)
Dhakhso
استمتع بوقتك
(Istamtae biwaktik)
Ku raaxayso wakhtigaaga
من فضلك
(Min fadlik)
Fadlan
آسف
(Aasif)
Waan ka xumahay
نعم بالطبع
(Na’am, bialtabie)
Haa, dabcan
أظن ذلك
(Azunn dhalik)
Sidaas ayaan u maleynayaa
لا أظن ذلك
(La azunn dhalik)
Sidaas u malayn maayo
ليس الآن
(Laysa alan)
Hadda ma’aha
أوافق
(Uwafiq)
Waan ogolahay
ما اسمك؟
(Ma ismuk?)
Magacaa?
ٕاسمي محمد
(Ismi Mohamad)
Magacaygu waa Maxamed
أنت جميلة جدا
(anti gamilah gedan)
Aad baad u qurux badan tahay
أحبك
(Uhibbuka)
Waan ku jeclahay
كم عمرك؟
(Kam umruka)
Imisa jir baad tahay?
ماذا تفعل؟
(Mada ta’mal?)
Maxaad qabataa?
أين تذهب؟
(Ayna tadhhab?)
Xaggee ayaad u socotaa?
هل تتحدث الإنجليزية؟
(Hal tatahaddath al-ingliziyya?)
Ingiriis ma ku hadashaa?
من فضلك تحدث بالعربية
(Min fadlik tahaddath bil-arabiyah)
Fadlan Carabi ku hadal
تمام
(Tamaam)
Hagaag
متى؟
(Mata?)
Goorma?
لماذا ؟
(Limatha?)
Sabab?
من هذا ؟
(Man hatha?)
Waa kuma kan?
انتظر
(Intathir)
Sug
جيد
(Jayid)
Fiican
سيء
(Sayyi’)
Xun
شغل الضوء
(Shaghil al-daw’)
Nalka daar
أطفئ الضوء
(Atfi’ al-daw’)
Nalka dami
هل يمكنني المساعدة؟
(Hal yumkinany almusaada?)
Ma ku caawin karaa?
بالطبع
(Bialtabie)
Dabcan
ساعدني من فضلك
(Saa‘idni min fadlik)
Fadlan i caawi
أحتاج إلى مساعدة
(Ahtaj ila musaa‘ada)
Waxaan u baahanahay caawimaad
فقدت هاتفي
(Faqadtu hatifi)
Taleefankayga ayaa iga lumay
ماذا تريد؟
(Matha turiid?)
Maxaad rabta?
أريد…
(Ureedu…)
Waxaan rabaa…
لا أريد
(La ureed)
Ma rabo
تعال هنا
(Ta’al huna)
Imaw halkan
اذهب هناك
(Ithhab hunak)
Halkaas tag
اجلس
(Ijlis)
Fadhiiso
قف
(Qif)
Istaag
كن هادئًا
(Kun hadian)
Aamus
كن حذرًا
(Kun hadhiran)
Is ilaali
لا تفعل ذلك!
(La taf‘al dhalik!)
Ha sameyn taas!
توقف هنا
(Tawaqqaf huna)
Halkan ku jooji
لم أكن أعلم ذلك
(Lam akun a‘lam dhalik)
Maan ogayn taas
لا بأس
(La ba’s)
Dhib ma leh
هيا بنا!
(Hayya bina!)
Aan tagno!
ما طعامك المفضل؟
(Ma ta‘amak al-mufaddal?)
Waa maxay cuntada aad ugu jeceshahay?
أحب الأرز
(Uhibb al-ruz)
Bariis baan jeclahay
لا أحب السمك
(La uhibb al-samak)
Kalluunka ma jecli
انه لذيذ
(Inahu lezeez)
Waa macaan
هل تحتاج إلى شيء؟
(Hal tahtaj ‘iilaa shay?)
Wax ma u baahan tahay?
أنا سعيد
(Ana sa’id)
Waan faraxsanahay
أنا حزين
(Ana hazeen)
Waan murugsanahay
أنا خائف
(Ana kha’ef)
Waan baqayaa
انا غاضب
(Ana ghadeb)
Waan xanaaqsanahay
أنا جائع
(Ana ja’i)
Waan gaajaysanahay
أنا عطشان
(Ana ‘atshan)
Waan harraadsanahay
أنا تعبان
(Ana ta’ban)
Waan daallanahay
أنا مريض
(Ana marid)
Waan xanuunsanahay
ساعدني
(Sa’edni)
I caawi
لا تقلق
(La taqlaq)
Ha welwelin
لدي سؤال
(Laday su’al)
Su’aal baan qabaa
أين الحمام؟
(Ayna al-hamam?)
Aaway musqusha?
أين المستشفى؟
(Ayna al-mustashfa?)
Aaway isbitaalka?
أين السوق؟
(Ayna suuq?)
Aaway Suuqa?
إنه بعيد
(Inahu ba’id)
Way fog tahay
إنه قريب
(Inahu khariib)
Way dhowdahay
هل لديك مال؟
(Hal lada’ika maal?)
Lacag ma haystaa?
ليس لدي مال
(Laysa ladayya maal)
Lacag ma haysto
بكم هذا؟
(Bikam hatha?)
Kani waa imisa?
إنه غالي
(Innahu ghaali)
Waa qaali
إنه رخيص
(Innahu rakhees)
Waa raqiis
هل يمكنك تخفيض السعر؟
(Hal yumkinuk takhfid alsi’r?)
Qiimaha ma dhimi kartaa?
أريد هذا
(Ureedu hatha)
Kan ayaan rabaa
لا أريد ذلك
(La ureed dhalik)
Ma rabo taas
أنا لا أعرف
(Ana la a’arif)
Ma aqaan
لا أهتم
(La ahtam)
Waxba igama gelin
تكلم ببطء
(Takallam bibut’)
Si tartiib ah u hadal
أنا مشغول
(Ana mashghool)
Waan mashquulsanahay
مبروك
(Mabruuk)
Hambalyo
حظًا سعيدًا
(Hadhan sa’eedan)
Nasiib wacan
معذرة
(Mathira)
Iga raalli aho
أشعر بالبرد
(Ash’ur bil-bard)
Waxaan dareemayaa qaboow
أنا أشعر بالحر
(Ana ash’ur bil-har)
Waxaan dareemayaa kulayl
انتظر لحظة
(Intathir lahza)
Hal daqiiqo sug
هذا غير عادل
(Hatha ghayr ‘adil)
Tani cadaalad ma’aha
ماذا تحب أن تفعل؟
(Matha tuhib an taf‘al?)
Maxaad jeceshahay inaad samayso?
أحب القراءة
(Uhibb al-qira’ah)
Waxaan jeclahay akhriska
أحب السفر
(Uhibb al-safar)
Waxaan jeclahay safarka
أراك لاحقًا
(Arak laahiqan)
Is arag dambe
Video Link
Conclusion
Language is a bridge that connects people and cultures. By mastering these commonly used Arabic phrases with their Somali translations, learners will be better equipped to engage confidently in daily conversations and understand native speakers with ease.
Keep practicing, reviewing, and speaking—every phrase you learn brings you one step closer to fluency.