About Course
Koorso-kan waxa uu si qoto dheer u faahfaahinayaa dhibaatada siigada iyo daawashada muuqaalada xun xun (Pornography), saamaynta ay ku leedahay nolosha, iyo sida loo joojiyo iyadoo la adeegsanayo cilmi, diin, iyo waayo-aragnimo dhab ah. Waxaa loogu talagalay dhalinyarada iyo dadka waaweyn ee raba inay naftooda xoreeyaan, helaan mustaqbal caafimaad qaba, iyo in ay dib u dhistaan kalsoonidooda iyo guulahooda nolosha.
Course Content
Cutubka 1: Fahamka Dhibaatada
-
Hordhac – Maxaa loo baranayaa mowduucan?
07:00 -
Dhibaatooyinka Siigada iyo daawashada muuqalada xun xun
16:00