English to Somali Beginner Conversations – Part 3 | Quick Language Practice

📌 Introduction:
🌞 Good Morning, Language Lovers!
Ready to boost your English and Somali speaking skills? 👏
In this post, you’ll learn simple and useful daily conversation phrases in both English and Somali. Whether you’re a beginner or just want to practice, these friendly questions and answers will help you sound more natural and confident in any conversation! 💬
Good Morning ?
Subax wanaagsan ?
Good Morning too
Subax wanaagsan sidoo kale
How are you ?
Sidee tahay ?
I am Fine 👍
Waan fiicanahay
Nice to meet you 🤝
Kulan wanaagsan
Nice to meet you too
Kulan wanaagsan sidoo kale
What Is your Name ?
Magacaa ?
My name is Yunis
Magacaygu waa Yunis
How old are you ?
Meeqa sano ayaad jirtaa ?
I am 20 Years old
Waxaan jiraa 20 sano
Where do you live ?
Xagee ku nooshahay ?
I Live in New York 🗽
Waxaan ku noolahay New York
Where are you from ?
Xagee ka timid ?
I’m from Germany 🇩🇪
Waxaan ka imid Jarmalka
What is your religion ?
Waa maxay diintaadu ?
My religion is Islam ☪️
Diintaydu waa Islaam
200 Most Common Phases For Daily Use | Si Fudud ku Baro Luqadda Ingiriiska
What do you do ?
Maxaad qabataa ?
I am a student 👨🎓
Arday baan ahay
What do you study ?
Maxaad barataa ?
I study Military science 🪖
Waxaan bartaa culuumta ciidamada
What do you want to become ?
Maxaad rabtaa inaad noqoto ?
I want to be an officer 👮♂️
Waxaan rabaa inaan noqdo sarkaal
Do you speak English ?
Ingiriis ma ku hadashaa ?
Yes, I speak a little English
Haa, waxaan ku hadlaa Ingiriis yar
Can you read English ?
Ingiriis ma akhrin kartaa ?
Yes, I can 😁
Haa, waan awoodaa
Is English difficult ?
Ingiriisku ma adag yahay ?
Not too much 😊
Maya, ma ahan mid aad u adag
Do you speak other languages ?
Ma ku hadashaa luqado kale ?
Yes, I also Speak Arabic
Haa, sidoo kale waxaan ku hadlaa Carabi
Do you Work ?
Ma shaqeysaa ?
Yes, I Work 👷♂️
Haa, waan shaqeeyaa
What do you work ?
Maxaad ka shaqaysaa ?
I’m a photographer 📷
Waxaan ahay sawir qaade
What is your hobby ?
Hiwaayaddaadu maxaa way ?
I like reading books 📚
Waxaan jeclahay akhrinta buugaagta
Do you exercise ?
Jimicsi ma samaysaa ?
Yes, every morning 🏋️♂️
Haa, subax kasta
Do you like movies ?
Ma jeceshahay filimada ?
Yes, action movies
Haa, kuwa dagaalka ah ayaan jeclahay
Do you like to travel ?
Ma jeceshahay inaad safarto ?
Yes, I like to travel ✈️
Haa, waan jeclahay inaan safro
Which country do you like ?
Wadankee ayaad jeceshahay ?
I like turkey 🇹🇷
Waxaan jeclahay turkiga
When are you traveling ?
Goorma ayaad safreysaa ?
Next week
Usbuuca dambe
Common Questions & Answers in English – Somali Conversation
Who will travel with you ?
Yaa kula safri doona ?
My brother 🙋♂️
Walaalkay
Who is your best friend ?
Saaxiibkaaga qaali Yaa waaye ?
My best friend is John
Saxiibkayga qaaliga ah waa John
What is your Marital status ?
Xaaladdaada guur Iga waran ?
I am Single 🥲
Waxaan ahay doob
Who do you live with ?
Yaad la nooshahay ?
I live with my parents 👨👩👦
Waxaan la noolahay waaliddiintay
Where is your family ?
Qoyskaagu xaggee bay joogaan ?
They are at home 🏠
Guriga ayeey joogaan
Who do you love the most ?
Yaad ugu jeceshahay ?
My mother 🤱
Hooyaday
What is your Nationality ?
Wadankee u dhalatay ?
My Nationality Is Canada
Dhalashadaydu Waa Kanada
What Is your education background ?
Iga waran taariikhdaada waxbarasho ?
I Completed University 👨🎓
Waxaan Dhammaystay Jaamacad
What makes you happy ?
Maxaa ku farxad geliya ?
Helping the needy
Caawinta dadka baahan
Can we meet tomorrow ?
Berri ma kulmi karnaa ?
Yes, what time ?
Haa, goorma ?
Okay, See you Later 👋
Waayahay, is arag danbe
Thank You my Sister 😁
Waad mahadsan tahay walaashay
Watch the video on YouTube
https://youtu.be/UbY0OcsFNVE?si=w1V0IrMt2Dij8GuT
Our Services
http://https://luqadda.com/#Services
Join us on Telegram –
Follow is on TikTok
https://www.tiktok.com/@Luqadda
Conclusion:
👏 Well done, friend!
You’ve just learned how to introduce yourself, talk about your hobbies, work, travel, and more — in both English and Somali! 🗣️🌍
Keep practicing these phrases daily, and you’ll be speaking with ease in no time. 💪
💬 Which phrase did you find most useful? Let us know in the comments!
👉 Don’t forget to like, share, and follow for more fun language tips! 📚💖